U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cuqdad1

Magac Lab
Xaraf CSubg CU6 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Baqdin iyo cuqdad dunida kaa duwan lagu eegaa waa liidnimada ugu weyn ee ummad iyo qofba ku dhacda.

”
“

Inta badan noloshiisa wuxuu ku tabiyay xanaaq iyo cuqdad.

”
“

Uurkiisa haddii la dooxo iimaan yar oo qaraxa waa laga heli, kalgacalse ha sheegin, xasad aan xisaab lahayn waad ugu tegi, xaqdhawrse ha sheegin; cuqdad ciiddaa ka badan wuu buuxaa, cafis se ha ka yaabin!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cuqdad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan