U gudub nuxurka bogga
SABAAD

calaf1

Magac Lab
Xaraf CSubg CA5 xar
1

Dheef xag Ilaah ka qoran; risiq.

2

Nasiib.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Zinho shan gool oo uu dhaliyay ayaa keenay in Gremico 6-1 kaga calaf qaado Mamore, oo ay isku arkeen koobka Sul-Mines, sidaa darteed waxay isu dhigtay kooxda ugu itaalka roon naadiyada badhtamaha iyo koonfurta Brazil.

”
“

Sheeko waan ka weynaaday jacaylna weli maan gaadhin, kolka aan gaadho calaleheeda, haddii calaf ii kaa qoray sina igu seegi meysid.

”
“

Annaga oo siddeed ahayn-na waxay hawshayadu ahayd in aanu albaabka soke ee bariga soo xiga ka gallo oo gaadhka gudaha ku jira kala calaf-qaadno.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
calaf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan