U gudub nuxurka bogga
SABAAD

duxi1

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DU4 xar
La Mid AhdixiMagac Dheddig
1

Cawska xooluhu daaqaan kuwa ugu nafaqa badan mid ka mid ah, jilicsan oo meelaha biyo-qabatinka leh ka baxa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waan jeclaan lahaa in aan helo qoraallo u dhigan hab kale oo sahaalo iigu duxi kara.

”
“

Nasiibdarro, walow duq Dagane iyo saaxiibbadiis aysan diif ma ahine duxi ka raacin dibindaabyadii ay sanado badan dadkooda ku sameynayeen, haddana, wali kama daalin in uu cadow dusha ka rarto, durriyadoodadana ay maalinba dabinno cusub u soo malegaan.

”
“

Mar dab-mooyee shacbiga, duxi ka soo gaadhin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
duxi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan