U gudub nuxurka bogga
SABAAD

faataxo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf FSubg FA7 xar
1

Suuradda ugu horreysa kitaabka Qur'aanka kariimka.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Guddida deegaanka Gebilay ayaa iyaguna is huluuqsiiyay laba Haydh-tuule, labadaa Haydhtuule oo midba xisbi yahay, waxay faataxo qasan ku rideen doorashadii deegaanka, waxaa laga yaabaa in shillin cirka loogu tuuro Dur iyo Daabac.

”
“

Doorashadan oo ka mid ah, cawaandinimada cusub ee Shankaroontu la soo baxday, iyadoo laga yabaalsanaa in ay faataxo qasan Qaranka ku keento, shakigaas oo ay qabeen ragga aan ogeyn fariidnimada Shankaroonta.

”
“

Isagoo ku baaqay in shir ay ku faqaan lixda wadan ee gobolka ugu buurbuuran, kuwaas oo laga yaabo in ay Sadaam faataxo ula tagaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
faataxo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan