U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fiin

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FI4 xar
1

Jaad ka mid ah shimbiraha oo leh qaylo dheer oo meel fog laga maqlo, dadkuna rumaysanyahay inay ka digto colaad ama roob badan; galaw, dhebed.

2

Geed, buur iwm. meeshooda ugu sarreysa.

3

Kuul yaryar oo haweenku xirto. fiin barbaar m.dh Findoob.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Ninkan falka geystay ayaa isla shalay la soo qabtay kaddib si fiin loo aqoonsaday inuu yahay shaqsigii ka danbeeyey dilka garooraha.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan