U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fudfudud

Fal Magu (4)
Naxwe-daa, -dayd
Xaraf FSubg FU8 xar
La Mid AhfududFal Magu (4)
1

Wax aan cuslayn ahaansho.

2

Wax sahlan ahaansho.

3

Wax fadaq ah ahaansho.

4

Wax firfircoon ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Goobjoogayaal ayaa waxay u sheegeen Garowe Online, in weerarka uu ahaa mid xooggan, ayna labada dhinac is-dhaafsanayeen inta badan rasaasta baasuukaha loo yaqaan, iyadoo ay dhacayeen sidoo kale rasaasta qoryaha fudfudud.

”
“

Mas'uulkan magaciisa qariyay ayaa ka gaabsaday inuu sheego khasaarihii dhanka kale gaaray, wuxuuse sheegay inay kala hareen gaari ay wateen iyo dhowr qoryo fudfudud ah oo ay ka carareen kooxihii weerarka geystay.

”
“

Waxaa intaa noo sii dheer, inaanu nahay dhalinyaro fudfudud.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-daa, -dayd

Xarafka

F · FU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fudfudud - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan