U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fuushan

Fal Gudbe (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf FSubg FU7 xar
1

Wax, wax kale dusha ka saaran ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Fatuuxal Xabashaha waxa uu ka kooban yahay ilaa afar boqol oo bog iyo dheeraad, jaldiga buuga waxa ku dhajisan sawir gacmeed taallo ah, waa imaamkii oo fuushan faras waran iyo gaashaan gacmaha ku sita.

”
“

Sawir ayaa ku dhacay iyadoo diinkii fuushan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (4) (f.g4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

F · FU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fuushan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD