U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gaaf1

Magac Lab
Naxwe-faf, m.l
Xaraf GSubg GA4 xar
1

Xaflad loo sameeyo labada is aroosay maalinta ay toddoba baxayaan.

3

Kaltan.

4

Dad shir u fadhiya looga arrinsanayo xaajo waxku'ool ah.

5

Hareer.

6

Dibad.

7

Meesha gorayada ku dhasho.

8

Midab geelu yeesho oo madow xigeen ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaa u muuqday Gaaf, Ciirsi iyo wehel la'aan ku soo baxaysa.

”
“

Warar madax banaan ayaa dhinaca kale sheegaya in gacan ku haynta magaalada is-badashay iyada oo jidadkeeda lagu arkayo ciidamada A-Shabaab oo gaaf wareegaya.

”
“

Ciidamo isku dhafan oo Somali iyo Ethiopian ah ayaa gaaf wareegaya Magaalada Baydhabo iyadoo baaritaano lagu hayo weeraradii xalay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-faf, m.l

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gaaf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD