Tusaale Dheeraad ah3
“
Abwaan Qamaan Bulxan ayaa wuxuu yiri: Baadida nin baa kula daydaya, daalna kaa badane Aan doonihayn inaad heshaa, daa’in abidkaaye Dadkuna moodi duul wada dhashaan, wax u dahsoonayne Dallo ma laha Aakhiro haddii, loo kitaab dayo’e.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
Q · QA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
