U gudub nuxurka bogga
SABAAD

garyaqaan

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf GSubg GA9 xar
1

Nin xeerarka iyo dhaqammada bulshada ku xeeldheer.

2

Qof sharciga dawliga ah aqoon u leh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa kaloo Garyaqaan Ibraahim dhaliilay awoodaha Komishanka xeerkani siinayo, waxaannu isagoo arrintaa sharraxaaad ka bixinayey ku taliyey oo yidhi; “Haani gunta ayay ka tollontaaye, aynu horta laba arrin yeelo.

”
“

Aadan Xaaji Yeberow Wiish waxa uu intaas ku daray in Doorashadaas ay u dhacday si xaq ah oo xor ah, isagoo Xusay in uu goob-joog ka ahaa Garyaqaan ka socday Guddiga Olombikada Adduunka, kaasi oo uu xusay in uu sharciyeeyay qaabkii ay doorashada u dhacday.

”
“

Samatar oo dhowr jeer oo hore la kulmay dacwooyinkan oo kale, iyadoo ay difaacday gabar uu dhalay oo garyaqaan ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
garyaqaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan