U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wiish

Magac Lab
Naxwe-shash, m.l
Xaraf WSubg WI5 xar
1

Makiinad waxyaalaha culculus lagu qaado, waxay leedahay sal nagi iyo gacan dheer oo wareega oo afkiisa hore xarig ama silsilad gan qaroofan leh oo wax la suro.

2

Qalab laga sii daayo yeer oo digniin bixiya.

3

Aalad guryaha dabaqyada dhaadheer leh lagu fuulo lagagana soo dego.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dad farabadan oo Soomaaliyeed ayaa aad ugu faraxsan in dhalinyarada Soomaaliyeed qaarkood ay dadaal dheeri ah sameeyaan, iyagoo ka gaaray heer sare sida Xasan Wiish.

”
“

Dadweynihii isugu soo baxay soo dhaweynta Meydka Faarax Sindiko oo uu lahadlay Mas'uulkamid ah Bahda Sportiga Soomaaliyeed Aadan Xaaji Yeberow Wiish..

”
“

Wefdiga Sport ee Soomalaiya uga qeyb galay Tartanka Ciyaaraha Aduunka waxaa hogaaminayay C/qaadir Ibraahim Abkow waxaana xubno ka ahaa Aadan Xaaji Yeberow (Wiish) Duraan Axmed Faarax oo ah Rugcadaa Sports,Prof.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-shash, m.l

Xarafka

W · WI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wiish - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan