U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sab1

Magac Dheddig
Xaraf SSubg SA3 xar
1

Qolo raacatada soomaliyeed u liidi jirtay dawla'aan.

2

Cunto badan oo allabbari loogu talaggalay; dayaafad.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Arrinta quursigu - laandheere iyo laangaab, gun iyo gob, sab iyo aji, bilis iyo addoon, gabooye iyo gabar - waxay la xiriirtaa dhaqan soo jirey qarniyaal badan oo ay qabyaaladdu sal iyo sabab u tahay.

”
“

Zendiko ayaa waxaa ganax dul dhigtay FIFA kadib markii uu ku eedeeyay madaxda FIFA Sab Blater inuu lacago lunsaday, markaasoo ay Isse Hayatu iyo Sab Blater ku tartamayeen qabashada hogaanka FIFA.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan