U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gubo

Fal Magu (3)
Naxwe-btay, -batay
Xaraf GSubg GU4 xar
1

Dab ku waxyeelloobid.

2

Kulayl dareemid.

3

Ka g.: waxyeello cid loo geestay ka xanaaqid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xuseen Iidle Shire, ayaa sababtay in gebi ahaanba la gubo baabuurkii maayarka degmada kadib markii ay dab qabadsiiyeen dadweyne ka soo horjeeday xil-wareejinta, iyadoo la sheegay in baabuurka lagu dhexgubay guriga xarunta u ah badhasaabka gobolka Selel.

”
“

Waa waxaan daawo laheyn, in la gubo ama la gooyo ma ahee!

”
“

In lacag shaqaysa oo aan been abuur ahayn la gubo WAA ARRIN UGUB AH!

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-btay, -batay

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gubo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan