U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guddoon1

Magac Lab
Xaraf GSubg GU7 xar
1

Go'aan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Siyaasiga Cali Cabdi Awaare ayaa Muddooyinkaan safaro ku maraayay wadamo ka tirsan Qaarada Yurub,waxaana safarkaasi lagu guddoon siiyay shahaado sharaf oo ay guddoonsiiyeen xubnihii soo qaban qaabiyay kulankaani.

”
“

Waxa kale oo aan caddaynayaa Shir-guddoonka golaha inay ku jiraan gef badheedh ah, marka ay ku doodayaan xeer-hoosaadka golaha waa la iska dhaafi karaa, su’aal baanan weydiinayaa odhanaysa sharciyada ay shir-guddoon ku yihiin waa maxay?

”
“

Yuusuf ayaa guddoon siiyay warqada is casilaada Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe, waxaana la filayaa in Madaxweynaha uu isla maanta ka soo duulo magaalada Baydhabo sida uu sheegay Madaxweyne Yuusuf.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guddoon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan