1
Dhammaystiridda wax la dhamaystiro. 2.
Tusaale Dheeraad ah3
“
SL ah”ayuu yidhi maayarku, wuxuuna hadalkiisa gunaanad uga dhigay in laga taliyo sidii wax looga qaban lahaa duruufaha maamul iyo adeeg ee magaalada Burco dhex-yaal.
”“
Gunaanad, Hiiraan Online waxaan siin lahaa billad qalin ah (bronze), Garowe Online billad maar ah (Silver), Dayniile waxan siin lahaa kaarka cas ee kubbadda, Allpuntland waxaan siin lahaa kan jaallada ah.
”“
Gabagabo iyo gunaanad, waa u baahannahay dowlad wanaagsan iyo hoggaan ka hufan musuqmaasuq, beelatakoor, gar-eex, iyo taloxumo.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
G · GU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
