U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hagaaji

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf HSubg HA7 xar
1

(f.g) Wax toosin ama wanaajin.

2

(f.mg) Ku h.: wax meel uu u socdo ku toosin.

3

(f.mg) Ku h.: warqad, farriin, alaab iwm cidda ay u socoto meesha laga heli karo u dirid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hiiraan Online waxay aaminsantahay in dadweynaha loo naxariisto oo dagaalka la joojiyo gaaar ahaan bishan soon ee barakeysan Aragtidaada ku soo hagaaji [email protected] You need a Frames Capable browser to view this content.

”
“

Foosiya-gaabo: Hooyada ugu Gaaban Dumarka Somalialnd oo Ilmihii Afraad Lagu Qalay"Fadlan soo caawi" ‘Ubad lagama dhergee, waxaan is leeyahay weli wad, waayo ubad lagama dhergo’ Fadlan caawi qoyskan danyarta oo ugu hagaaji, Account Lr.

”
“

Xarfaha Labanlaabma ee Af Soomaaliga Baro Xarfaha Labanlaabma oo hagaaji qoraallada aad sameyso ee afkaaga hooyo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hagaaji - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD