U gudub nuxurka bogga
SABAAD

loollan1

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf LSubg LO7 xar
1

Dagaal ama tartan laba quwadood oo iska soo horjeeda ka dhexeeya.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dad badan oo ay ku jiraan kuwa beesha Caalamka ee lagu tilmaamo inay ku xeel-dheer yihiin arrimaha gobolka ayaa saadaaliyey in fawdo iyo loollan awoodeed oo ba’ani ka aloosmi doonto Somaliland, kadib markii la maqlay geerida Madaxweynihii hore.

”
“

Dagaal iyo loollan joogtaysan, aan kala go’ lahayn, damayn, hakanayn, daalayn, nasanayn, wahsanayn, mar kasta dardar hor leh soo curinaya ayaa ka dhex aloosmay.

”
“

Qolooyinka waawayni had iyo jeer talada kama qayb galiyaan da'yarta oo waxaa iska jira loollan dabiici ah oo ka dhexeeya da'aha kala duwan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

L · LO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
loollan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan