U gudub nuxurka bogga
SABAAD

insuliin

Magac Lab
Naxwe-no, m.dhDaawada
Xaraf ISubg IN8 xar1 Tusaale
1

Erey tixda qaarkeeda hore ama danbe had la'aan iyo ulajeeddo qabyo ah u yeela una baahi geliya ereyo kaloo caddeeya. , "Lacagtaan inta (uu) qaado, cunno ha soo gado".

2

Halka, meeshaan, kobtaan. intalbi

Tusaalooyin

“

Inta (aad) dugsiga tagtid, ardayga soo wad

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wuxuu u kala baxaa laba nooc oo kala ah Nooca koowaad iyo nooca labaad (type 1 iyo type 2). midka koobaad qofka wuxuu ku dhacaa isagoo da' yar oo ganaca(pancreas)maba sameeyo dheecaanka insuliin.

”
“

Midka labaad, qofka isaga oo wayn buu ku dhacaa markaa insuliin masoo saaro ama insuliinku wuxuu noqdaa mid aan waxtar lahayn, inta badan qofku cuntada aan caafimaadka u fiicneyn iyo cayilaada ayaa yareysa sameynta insuliinka.

”
“

Midka labaad, qofka isaga oo wayn buu ku dhacaa markaa insuliin masoo saaro ama insuliinku wuxuu noqdaa mid aan waxtar lahayn intabadana qofku cuntada aan caafimaadka u fiicneyn iyo cayilaada ayaa yaraynaysa soo saarka insuliinka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-no, m.dh

Cilmiga

Daawada (daaw.)

Xarafka

I · IN

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
insuliin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD