U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jeclaysi

Magac Lab
Xaraf JSubg JE8 xar
La Mid AhjeclaysashoMagac Fal
1

.dh jeclayso.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waa aqoonyahano, aan haba yaraatee aqoon qabyaalaadda iyo ku dhaqankeeda iyo wixii la mida sida, eex, qaraabo-kiil, qof jeclaysi, hanti urursi iwm.

”
“

Hadiise inagu nin jeclaysi, qabiil, eex, wax ku dooranayna miyaanay ahayn inaynu ka dhigannahay doqoni xadhigii lagu xidhi lahaa xusuladay ku sidataa.

”
“

Sidoo kale, mar horeba isagu waxa ka xarago qaatay xisbiga laysku raacsan yahay ee Ucid, kaas oo Faysal yare oo Ucid yare u hadlay sheegay inuu ku iimaan qabo qadida, qaradkiisuna qof jeclaysi dhaafsiisan yahay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

J · JE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jeclaysi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan