U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jibbo

Magac Dheddig
Xaraf JSubg JI5 xar
La Mid AhjidboMagac Dheddig
1

Khushuuc diini ah oo qof ku dhaliya in uu is-hanan waayo oo qofku u ekaado mid maqan ama miyirkii ka tegey, badanaana qaylo ama suuxdini weheliso.

Tusaale Dheeraad ah3

“

In kulan dhaqameed ka dhacaya Hargeysa loo bixiyo magac qalaad waa jibbo kale iyo is-moodsiis in aqoontu tahay af qalaad.

”
“

Laakiin bishii u danbaysay ayay dadka gashay jibbo weyn oo ay ku doonayaan in ay la midoobaan Somalia kowda bisha julay oo ah islamaalinta dalkaasi qaadanayo xornimadiisa.

”
“

Waxa kale oo aan daah iga saarnayn inay jibbo wadaadnimo soo haysay isaga oo uu kornaylnimada ka jeclaa sheekhnimo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

J · JI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jibbo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan