U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fidno

Magac Dheddig
Xaraf FSubg FI5 xar
1

Colaad iyo isnecbaan dad dhex taal, rabsho, qalaanqal.

2

Nin f. badan: fidnawale.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxa iska cad oo cidkasta ay marag ka tahay in dad badan oo fidno wadayaal ah ay ku dhex jiraan Somaliland kuwaasoo danta ay leeyihiin ay ka wayn tahay danta dadka ay ka dhasheen, la dhasheen, ay dhaleen.

”
“

DAYMADA WARGEYSKA:Jug-soo-dhacay: Fidno Somaliland ku soo Korodhay!

”
“

Bashiir, wuxuu sheegay in dagaalka ka socda Muqdisho uu yahay mid fidno ah oo aan loo baahnayn, wuxuuna sheegay in ruuxii ku dhintay uusan Alle agtiisa ku lahayn wax naxariis ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

F · FI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fidno - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan