U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaabad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf KSubg KA6 xar
1

Dhismo yar oo dhulka ka kacsan.

2

Buundo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cabdillaahi Suldaan, wuxu kaabad xidhiidhisa u yahay gabayaagii hare iyo gabayaaga maanta nool.

”
“

Hadduu karo rakada tii u dheer ‘ buu ku sudhi laaye Kob cagaaran buu kaabad weyn ‘ kaaga dhisi laaye Kor ahaw ayuu odhan lahaa ‘ toban kun oo jeere.

”
“

Ugu horrayn wuxuu soo kordhiyay waxaa ugu weyn Traffic lights, laakiin wax raasamaal mustaqbalka lagu xusuusto oon ahayn dhaldhalaal iyo indho sarcaad iyo kaabad rinji lagu celceliyo maahee Hargeysa wax kale kama hayso.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaabad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan