U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ahaw

Fal Magu (3)
Naxwe-aaday, -aatay
Xaraf ASubg AH4 xar
1

Wax xalaad ku sugan noqosho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Rabbigii na kaa siiyey oon ‘ keli ahaan tuugno Ayaan kuu durraantaye ahaw ‘ kaan mar na ba liicin Ka korree asaaggaa astaan ‘ kowniyaad tahaye.

”
“

Hadduu karo rakada tii u dheer ‘ buu ku sudhi laaye Kob cagaaran buu kaabad weyn ‘ kaaga dhisi laaye Kor ahaw ayuu odhan lahaa ‘ toban kun oo jeere.

”
“

Markaa waxan ku idhi Daahir, raali iska ahaw waad heli doontaa xaqaaga eh.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (3) (f.mg3)

Isrogrog

-aaday, -aatay

Xarafka

A · AH

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ahaw - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan