U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaabi

Magac Lab
Xaraf KSubg KA5 xar
1

Kab yar oo falag ah oo derinta afka looga tolo.

2

Meel aad u dhaw.

3

(-iyo, m.dh) Qoryaha ceelka afka laga saaro midkood; raar; xakab.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Shaqo u abuurid la’aan dhalinyarada suuqa ku daadsan, oo loo baahnaa in loo abuuro xirfado shaqo oo ay ku shaqaystaan, taas oo kaabi lahayd nolashooda.

”
“

Hawshan waxaa iyana kaabi karta dhaqaalaynta ciida iyo farsamooyinka biyaha socda looga faa’iidaysto si ay ciida u galaan kadibna ay keenaan daaq iyo dhir ka baxda.

”
“

Wuxuu tusaale usoo qaatey United Nationska waqti ay baadhitaan ka sameysey Puntlan sanadka markuu ahaa 2006 oo ay ku tilmaamtey dhaqaalaha dekada Boosaaso in uu kaabi karo dhamaan umada Soomaaliyeed hadii si wanaagsan loo maamulo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

fk

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaabi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan