Marti
Marti Ahaan
Heerar
Saamaynta Codka
Luuqad
Salaad aan faral ahayn oo ajar kororsi awgeed loo tukado.
Wax kasta oo Nabigii samayn jirey oo ay tahay in looga daydo.
Koofiyad culimada islaamku qaataan.
Soonku wuxuu u qaybsamaa labo qaybood, kuwaasoo kala ah mid faral (waajib) ah iyo mid Sunno ah.
Haddii ay Iidul-Adxaa tahayna waxaa sunno ah in la soo aado iyadoo aan waxba la soo cunin.
Waxaase wanaagsan qofka tukanaya sunno ama Witar isagoo saaran xoolo ama gaadiid hadduu awoodo inuu u jeesto Qiblada xaggeeda markuu xiranayo salaadda, dabadeedna uu qabto wadadiisii.
Baro naxwaha Magac Dheddig β
m.dh
Magac Dheddig (m.dh)
S Β· SU
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag