U gudub nuxurka bogga
SABAAD

keer1

Magacuyaal Tiriye
Naxwekuweer, w
Xaraf KSubg KE4 xar1 Tusaale
1

.l Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado. . keer2 (-keer) dk.ti.l Dibkabe tilmaame oo magac lab dib looga qodbo oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado.

Tusaalooyin

“

Keer baa fariistay meeshaadii ee ka kici

”

Tusaale Dheeraad ah1

“

Mar kale ayuu Madaxyuubku diiwaanka baandheeyay markaasuu arkay xeerka X. Xisaab-beeleed, xubintiisa xulka diid oo xalka qaado, farqadiisa hebel bedel oo hayb u raadi, lambarkiisa ah kan ka qaad, haddana keer u dhiib kii kastana diidda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Tiriye (mu.ti)

Isrogrog

kuweer, w

Xarafka

K · KE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
keer - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan