U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khabar1

Magac Lab
Xaraf KHSubg KHA6 xar
1

Dhacdo naxdin leh. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Abii-darr Al-qafaari, oo ka mid ahaa dadkii degganaa agagaarka Madiina, ayaa markuu maqlay in Makka uu Rasuul Ilaahay soo diray joogo wuxuu soo diray walaalkiis oo uu ku yidhi: "u tag ninkaas oo khabar fiican iiga keen".

”
“

Laakiin waxaa jirta maahmaah carbeed oo tiraahda ``Laisal khabar kal mu’ayyanah`` oo micnaheeda faahfaasan ay tahay, warka maqalka waxaa ka awood badan oo ka fiican midka indhaha la saaro.

”
“

Rasuulka (scw) oo ku sugan magaallada Madiina ayaa waxaa gaaray khabar degdeg ah (waxyi ahaan) kuna saabsan geeridii hoggaamiyaashiisii qiimaha badnaa, si daran oo xanuun badan oo aan la tilmaami karin ayuu geeridooda uga tiiraanyooday.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

KH · KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khabar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD