U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kiniin

Magac Lab
Xaraf KSubg KI6 xar
La Mid AhkiniiniMagac Lab
1

Dawo la adkeeyey oo iniinaha laga dhigo, guud ahaan oo afka laga qaato.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Baarlamaanka dalkaas, ayaa baleyr naftiisu ula ekaaday xabad kiniin ah oo ina bush xumada bariga dhexe u liqay.

”
“

Kiniin' Noocyo kala duwan oo daawada ka mid ah.

”
“

' Ma aha inaan kolla kiniin lasoo orodno kolla tallaal lasoo orodno,kuwaasoo cidda heshay ama cidda u baahan an ogeyn,oo saddex ama laba casho kadibna an sii orodno maxaa la idiin taray ''ayuu yidhi Dr.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kiniin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD