U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shacbi

Magac Lab
Xaraf SHSubg SHA6 xar
La Mid AhshacabMagac Lab
1

Dadweyne; ummad.

2

Qar badda dhexdeeda ku yaal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaanse shaki ku jirin in keydkaasi noqon doono albaab ay ku awdan yihiin asraar qiime weyn u leh taariikhda, dhaqanka, iyo ilbaxnimada Soomaalida, haddii loo helo cid maasha iyo shacbi manaafacaadsada.

”
“

Laanta xuquuqda aamiga ee African Watch waxay ku qiyaastay in intii udhaxaysay sannadkii 1988-1989 uu talisku ku xasuuqay dad shacbi ah oo ka badan 50, 000 qof.

”
“

Garashada toolmooni waxay ahayd in Xisbiga UDUB iyo Xukuumadii uu dhisay ay xidhiidh wanaagsan, wada tashi iyo wada shaqayn la yeelato Xisbiyada Qaranka iyo shacbi weynaha.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shacbi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan