U gudub nuxurka bogga
SABAAD

laablakac

Magac Lab
Xaraf LSubg LA9 xar
1

Fal fiirsi la'aan iyo caadifadi hoggaamiso.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ma lagu xalin karo laablakac, ee waa in lagu xaliyaa aqoon iyo waxqabad: ( وَقُلِ اعْمَلُوا فَسَيَرَى اللَّهُ عَمَلَكُمْ ) Waxaa tiraahdaa ku dhaqma Eebbana wuxuu arki doonaa dhaqamadiina.

”
“

Run ahaantii doonista iyo qaadashada dawladnimadu waxay ka dhasheen laablakac iyo ku dayasho cid kale, ee ma ahayn wacyi iyo garasho dadka soomaalida dabiici ugu jirey.

”
“

Sidaas darteed walaalaheenow ma aha sidaan u malaynayno xalku: Laablakac iyo fudayd dhalinyaronimo iyo kacaannimo ka dibna aan lahayn wax muuqdo oo natiijo ah..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
laablakac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD