U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kacaannimo

Magac Dheddig
Xaraf KSubg KA10 xar
1

Kacaan ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Inta aynaan u gelin danta aynu isfari doonno waxaa ka horraysa in aynu xilkeenna kacaannimo gudanno, dalka aynu martida u nahayna si fiican u dareemo halka aynu ka soconno iyo waxa aynu ugu fadhino.”

”
“

Isagu waxa uu culayska saaray in haddii kacaannimo, horumar rabid iyo hanti-wadaaggu uu dhab ka yahay Itoobiya waa in ay horta dalkii laga xoogay dadka Soomaaliyeed loo sii daayaa xornimadooda Iyo halkay rabaan in ay ku biiraan.

”
“

Sidaas darteed walaalaheenow ma aha sidaan u malaynayno xalku: Laablakac iyo fudayd dhalinyaronimo iyo kacaannimo ka dibna aan lahayn wax muuqdo oo natiijo ah..

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kacaannimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD