Tusaale Dheeraad ah3
β
Shacabka Soomaaliyeed ayey dhibaato iyo rajo beel ku tahay waqti lumis hor leh iyo Dowlad waqtigeedii dhamaado iyagoon waxba qaban.
ββ
Dhanka kale, Maxamed Ibraahim Xaabsade oo ka mid ah dadka shirkaas goobjooga ka ahaa ayaa sheegay in isagu u arko shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee kenya in uu yahay mid waqti lumis ah, uuna ku talo jiro in uu mar dhow iskaga baxo.
ββ
Bixintiisa kubadda iyo qaabkiisuba waxay u badnayd waqti lumis, mana awoodin inuu sida Butt u dhammaysto kulanka.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
L Β· LU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
