U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maacuun

Magac Lab/Dheddig
Xaraf MSubg MA7 xar
1

.u Qalabka jikada looga adeegto ee wax lagu cuno ama cabbo, sida suxuunta, digsiyada, mindiyaha iwm.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hey'adda WFP Gargaarka ay waddo ayaa waxaa ka mid ah raashin nafaqeysan, raashin caadi ah, teendhooyin, bustayaal iyo maacuun, waxaana lagu wadaa in gargaarkasi la gaarsiiyo barakacayaasha abaaraha ee ku jira xeryaha ku yaalla Muqdisho.

”
“

Diyaaradda gargaarka bani’aadamnimo wadda waxay ka dagtay garoonka Muqdisho gallinkii dambe ee maanta, waxaana gargaarkaas ka mid ahaa Raashin, Maacuun, Teendhooyin iyo Bustayaal lagu caawinayo dadka abaaraha kasoo barakcay.

”
“

Waxaa iitimid gabar ibari jirtay afka oo Holandees ah waxayna aragtay guri qaawan oo aan sariir, kuraas, TV iyo maacuun midna oolin waxayna la yaabtay bay tiri jahliga ihaysta.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maacuun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan