U gudub nuxurka bogga
SABAAD

saacid

Fal Gudbe (1)
Naxwe-day, -dday
Xaraf SSubg SA6 xar
1

Cid u kaalmayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Aad ayaan uga naxnay markaan aragnay maydka, waa qof la yaqaan oo xaafada daganaa, ma naqaan sababta lagu dilay, wuxuuna ka mid tirsanaa hay'adda Saacid" ayay tiri haweeney ka mid ah dadkii maydka arkay.

”
“

Bil ka dib markii la soo doortay madax weynaha waxaa uu si rasmi ah ugu dhawaaqey in mudane saacid uu yahay ra’iisul wasaaraha dawlada federalka ah ee Soomaaliya afarta sano ee soo socota.

”
“

Wareysi: R/W Cabdi Faarax Shirdoon Saacid VOA-da ayaa weydiisay ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid caqabadda dowladda ka heysata ka hortagista weerarada ka dhanka ah hoteellada.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (1) (f.g1)

Isrogrog

-day, -dday

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
saacid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan