U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bilaash

Magac Lab
Xaraf BSubg BI7 xar
1

Wax aan waxtar la ahayn.

2

Wax shuruud la'aan ama lacag la'aan lagu helo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Laakiin haddii isbitaal lagu dhigo, daaweynta halkaa lagaa siiyaa waa bilaash.

”
“

Xafiisyadaa ajaanibka waxa kale oo kajira, wax barasho bilaash ah.

”
“

Sidoo kale waa in loo helo ardayda ka baxaysa dugsiyadda sare jaamacaddo bilaash ah, oo tayo leh, kuwaas oo ka kooban culuunta kala duwan iyo in la kobciyo caafimaadka dhinaca shaqaalaha, iyada oo laga hortagayo, taas oo loo adeegsanayo wacyi-gelin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

B · BI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bilaash - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan