U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maddane

Magac Lab
Naxwe-nayaal, m.l/dh
Xaraf MSubg MA7 xar
1

Bir xalleefsan oo daab la qabto leh oo iyadoo kulul xoolaha lagu sunto.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Haa, afar boqol lix iyo toban bog oo sadar waliba maddane halcaya ka daran yahay.

”
β€œ

Waa sheeko ka kooban 416 bog oo sadar waliba maddane cad ka kulul yahay.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nayaal, m.l/dh

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maddane - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan