U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sadar

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf SSubg SA5 xar
1

Xarriiq toosan oo xaashiyaha wax lagu qoro loo yeelo.

2

Qoraal xaashi ku qoran oo hal diillin iskula yaal.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Haa, afar boqol lix iyo toban bog oo sadar waliba maddane halcaya ka daran yahay.

”
“

Qoraalkaas oo loogu sheegayey in boqorka laga qaaday taladii maamul ee uu dalka ka hayey, kama uu badnayn laba ilaa saddex sadar oo qudha.

”
“

Sheekadu way dheertahey aad baanan uga xumahay inay dheeraato laakiinse kuma fahmi kartid dhowr sadar oo kali ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sadar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan