U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maldahan

Fal Magu (4)
Naxwe-hnaa, -hnayd
Xaraf MSubg MA8 xar
1

Wax la maldahay ahaansho (hadal).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Heestu waxay diideysaa: si maldahan: in la qiyaamo dalka, in la dayaco danta guud, cadowguna uu ku farxo.”

”
“

Maahmaahdu waa qayb ka mid ah suugaanta Somalida kana kooban tixo xambaarsan xikmad marmarna qeexan marna maldahan, intooda badana lama yaqaan cid samaysay iyo goor la sameeyay.

”
“

Kuwaas oo qudha maaha ee gobol todobaad oo maldahan oo dadka badidiisa ka qarsoon waxyar mooyane ayuu sameeyey kaasoo ah Gobolka Hargeysa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-hnaa, -hnayd

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maldahan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan