U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qeexan

Fal Magu (4)
Naxwe-xnaa, -xnayd
Xaraf QSubg QE6 xar
1

Wax la qeexay ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dalkan sida ku qeexan dastoorka, waxaa jira laba gole oo midna aanu xilka ummadda ay u hayeen sidii la rabay aanay u gudan!

”
“

Badweynta Fanka Iyo Suugaanta Maahmaahdu waa qayb ka mid ah suugaanta Somalida kana kooban tixo xambaarsan xikmad marmarna qeexan marna maldahan, intooda badana lama yaqaan cid samaysay iyo goor la sameeyay.

”
“

Intaynaan, haddaba, sheegin badda ay ka soo jeedaan bal aan marka hore eegno qaab dhismeedkooda oo u qorno sida hoos ku qeexan: Kolkii aan sidaa u qorray maxaa inooga dhuroobey?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-xnaa, -xnayd

Xarafka

Q · QE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qeexan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan