U gudub nuxurka bogga
SABAAD

malee

Fal Gudbe/Magu (2)
Naxwe-leeyay, -laysay
Xaraf MSubg MA5 xar
1

(f.g/mg) M./u m.: wax aan la hubin xaqiiqdooda fikrad ku cabbirid.

2

(f.mg) Isu m.: isu haysasho.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Bal haddaba malee natiijooyinka ka dhalan kara Itoobbiya oo ciidan Soomaaliya dhigata; Itoobbiya oo colaad dheer oo taariikhi ah ka dib aan weli la heshiin?

”
β€œ

Bal malee xanuunka hayaa waxa uu yahay?

”
β€œ

Malee haddii ay Safaararadda Maraykanka ee Nairobi joogtaa iman lahayd Jaamacadda, maxa dhici lahaa?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe/Magu (2) (f.g/mg2)

Isrogrog

-leeyay, -laysay

Xarafka

M Β· MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
malee - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan