U gudub nuxurka bogga
SABAAD

manaafacaad1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA11 xar
1

Waxtarka iyo faa'iidada wax leeyihiin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadkuna, waxay sii wadaan in ay soo galaan dalka Ingiriiska, iyagoo doonaya magan-gelyo ama manaafacaad ka doonaya.”

”
“

Baar wuxuu leeyahay manaafacaad badan.

”
“

Laakiin illaahay xoolaha nooc walba wax buu hibo gaar ah u siiyey oo ay kaga duwan yihiin xoolaha kale ama dheer yihiin ama si kale hadii aynu u nidhaahno nooc kasta ama meesi kastaaba waxa uu leeyahay astaamo dhaqasho iyo manaafacaad gaar ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
manaafacaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan