U gudub nuxurka bogga
SABAAD

meeris1

Magac Lab
Naxwexarig
Xaraf MSubg ME6 xar
1

Hal geeddi oo raar, derin, haan iwm la sameeyo.

2

Dersi, cashar iwm. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka ah ee laga ciyaaro Afgaanistaan waxaa ka mid ah Attan, oo ah ilaa konton qof oo isugu imanaya meeris iyagoo heesaya lugahana ka ciyaara.

”
“

Waxa jirey haddii meeris jaban curiye ku dhawaaqo, waxa markiiba maanso-dhaadhigu odhan jirey "laaxin" baa ku jira.

”
“

Waa malxamad gaaraysa in ka badan toban kun oo meeris.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

xarig

Xarafka

M · ME

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
meeris - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan