U gudub nuxurka bogga
SABAAD

haan1

Magac Lab
Naxwe-nan, m.l
Xaraf HSubg HA4 xar
1

Galowda, rubadda.

2

Weel yar, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Si la mooda waxaa kale oo jiira falal ku dhamaada "N", kaa oo amar haan marka aan ka soo gano uu ku idlaado "Y" ama "I".

”
“

Dahqaalaha wadanka Kolonbiya waxa uu kutiirasanyahay beeraha iyo wixii kasoogo'a beeruhu waa shaqada rasmiga ah ee ayqabtaan dadka salka ah maba dadka sal haan lahaanjiray wadanka Kolonbiya.

”
“

Tababaraha kooxdaas Heerenveen, Foppe De Haan oo hawshaa waday 17 sannadood, waxa uu yidhi; “Kuma khalkhalayno waxoogaa guuldarooyina oo nala soo darsay, waana arrin aanu hubaal saxayno.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nan, m.l

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
haan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan