U gudub nuxurka bogga
SABAAD

meermeerto

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf MSubg ME10 xar
1
2

Kukta madaxa meesha ay timuhu wareegga ka billaabaan.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Fiiro Gaar ah: Kala saarista sharciyada dhulalka Xamar lagu leeyahay waa meermeerto iyo mool badeed qofkii lugaha la gala uusan si sahlan uga dabaallan karin ee mushkiladaas yaan lagu degdegin, hana loo xilsaaro dad lagu xulay aqoon iyo daacad.

”
“

Waxana ay uga digeen Xukumada Daahir Rayaale in ay ka meermeerto meel marinta iyo fulin la'aanta waajibaadka loo doortay iyo dib dhackasta oo ku yimaada doorashada.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

M · ME

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
meermeerto - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan