Tusaale Dheeraad ah3
β
Fiiro Gaar ah: Kala saarista sharciyada dhulalka Xamar lagu leeyahay waa meermeerto iyo mool badeed qofkii lugaha la gala uusan si sahlan uga dabaallan karin ee mushkiladaas yaan lagu degdegin, hana loo xilsaaro dad lagu xulay aqoon iyo daacad.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-lal, m.l
Xarafka
M Β· MO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
