U gudub nuxurka bogga
SABAAD

meygaag

Magac Lab
Naxwemeygaag, m.dh
Xaraf MSubg ME7 xar
1

Geedabaareed weyn oo laf adag oo dhuxul aad u madow oo wanaagsan leh.

2

Geed-abaareed weyn oo aan qodax lahayn oo qoryihiisa weelasha lagu cusho.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Intaa ka dibna waxa hadalkii la wareegay Gudoomiyihii hore Ururka Jaalliyada Somaliland ee UK (SSUK) Maxamed Cumar Meygaag, oo ka waramay taariikhda ururkan SSUK iyo waxyaabihii u qabsoomay muddadii saddexda sanno ahayd ee ay xilka hayeen.

”
β€œ

Ibrahim Meygaag samatar) Waa gabay baroordiiq ah oo Cabdiraxmaan Cawloo uu u hibeeyay Saaxiibkiisii ay halganka dheer soo wada galeen Allah ha u naxariistee Muj.

”
β€œ

Ibrahim Meygaag samatar) Waa gabay baroordiiq ah oo Cabdiraxmaan Cawloo uu u hibeeyay Saaxiibkiisa ay halganka dheer soo wada galeen Allah ha u naxariistee Muj.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

meygaag, m.dh

Xarafka

M Β· ME

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
meygaag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan