U gudub nuxurka bogga
SABAAD

miiri

Fal Magu (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf MSubg MI5 xar
La Mid AhmiyiriFal Magu (2)
1

U m. qof si tartiib ah wax ugu sheegid.

2

U m.: si deggan wax u qabasho. miyirin

Tusaale Dheeraad ah2

“

Iyadoo la eegayo qaabka loo isticmaali doono iniinyaha waxaa loo ridqi karaa budo ahaan, laga miiri karaa saliid ama loo sifayn karaa saliid daruuri ah.

”
“

Yicibta waa cunto diyaarsan oo leh sonkor iyo starch, midhaha yicibta waxaa laga miiri karaa saliid loo isticmaalo farsameynta sabuunta iyo midabeynta dharka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (2) (f.mg2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
miiri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD