U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mir1

Magac Lab
Xaraf MSubg MI3 xar
1

Wax tiradoodu hal tahay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sidoo kale kuwa difaaca cirka oo ay ka mid yihiin MIG-25s, 50-MIR 29, MIG recce, sidoo kale kuwa xamuulka IL-76 iyo kuwa kale oo tira badan.

”
“

Maanka meeshaan ku nool, marag cadaynaayo, Ee Calanka maandeeq mir dhexe mawqaf lagu taagay.

”
“

Magaalada Hargeysa mar aan dhex shaambinayay ayaan ku arkay caagado saamaleyl ah oo haraad la ledi waayay oo mir dhexe qasabad quudaya, iyagoo laga baqo qabo in dadka iyagoon cidna u sheegin iska tarmaya ay ceelashu ku filaan waayaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mir - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD