U gudub nuxurka bogga
SABAAD

muc

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MU3 xar
1

Xudun.

2

Hadalka muxurkiisa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bal aqoonyahannow isu eega labadayada qoraal kee cilmi-baadhis ah oo tafo-tir qoto dheer iyo muc nuxur lehba xanbaarsan.

”
“

Samatar waxuu caan ku noqday eex la'aan, Alle aqoon, iyo abaarrida gartu meeshay ugu muc weyn tahay.

”
“

Xaaji Aadan Axmed ‘Af Qallooc’ wuxuu inooga tegay dhaxal ma guuraan ah oo qaali ah, talo siin muc weyn, waayo aragnimo, run sheegid, qiiro wadaninnimo, dadnimo, iyo dal jacayl.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
muc - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan