U gudub nuxurka bogga
SABAAD

munaafaqnimo

Magac Dheddig
Xaraf MSubg MU12 xar
1

Munaafaq ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Anaga waxaan u aragnaa munaafaqnimo in waxa himiladaada ah aad ka qariso aduunka kale.

”
“

Hase yeeshee kursi lagu fadhiisto ficil aan la kasban, iyo magac aan loo qalmin oo la sheegtaa maamuus ma keenaan hadaan munaafaqnimo ku jirin.

”
“

Safiirkan yar oo aan aniga qudhaydu arkay isaga oo meeraysanaya meel hudheel agtiis ah ayaa waxaan kala saari waayey inuu nacas yahay iyo inuu la meeraysanayo munaafaqnimo dhogor goysay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
munaafaqnimo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan